image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Trump wax dembi ah ma uusan qiran – Maxkamadeyntiisa.

Washington (ONKOD ) Madaxwaynihii hore ee Mareykanka ayaa iska ber yeelay eedo loo haysto ka dib markii uu ka soo muuqday Maxkamad Federaal ah ah dalka Mareykanka.

Trump ayaa ka soo muuqday maxkamad ku taalla  Washington si wax looga weydiiyo eedo loo soo jeediyey oo la xidhiidhay, inuu isku dayay inuu hor istaago natiijadii doorashadii madaxtinimada ee sannadkii 2020

Madaxwaynihii hore ee Mareykanka ayaa iska diiday oo meesha ka saaray inuu leeyahay wax d<span;>embiya waxa loo haystana ay yihiin kuwa la soo dhoodhoobay.

Trump ayaa lagu eedeeyey inuu isku dayey, inuu leexiyo rabitaanka codbixiyayaasha si uu uga hortago guusha xisbiga dimoqraadiga gaar ahaan Joe Biden.

Kiiskiisa  ayaa waxaa loo xilsaaray Garsoore federaali ah oo lagu magacaabo Tanya Chutkan taasi oo uu magacaabay madaxweynihii Trump ka horreeyey ee Barack Obama.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.