image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Soomaali badan oo laga soo tarxiili doono Istanbul , sida Riyadh oo kale

Istanbul ( ONKOD ) Soomaalidii ugu badnayd ayaa wajahaya in dalka Turky- ga laga soo masaafuriyo kuwaas oo aan sharci u haysan joogitaanka dalkaas.

Dowladda Turky- ga ayaa bilowday in dalkeeda ka saarto dadka afrikaanka ah ee Soomaalida ay ku jiraan kuwaas oo sharciga uu ka dhacay ama kuwa sida sharci darrada ah u jooga dalkaas.

Waxaa lagu soo waramayaa in Soomaali badan oo bilaa sharci ah ay ku nool yihiin dalkaas kuwaas oo qaarkood uu damacooda uu yahay in halkaas ay ka tahriibaan.

Cabdulcasiis Cawil Maxamuud oo madax ka ah urur lagu magacaabo Iskaashiga Soomaalida Turkiga oo xaruntoodu tahay Magaalada Ankara ayaa sheegay in tallaabada dadka lagu musaafurinayo ay ka jirtay dalka Turkiga in muddo ah

Soomaalida ayaa talabadaas ku tilmaamay in ay la mid tahay tan Sacuudiga uu dalkaas kaga soo saarayo dadka Soomaaliyeed oo socotay mudo aad u dheer.

Madaxda tartameysay doorashadii ka dhacday dalka Turkiga ayuu sheegay in qaarkood ay ku ololeeyeen in dalka laga saaro dadka ajaaniibta ah oo culeys dhaqaale iyo mid bulsho ku haya wadankaas.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.