image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Trump oo ka soo muuqanaya Maxkamad & amniga Washington oo la adkeeyey

Washington (ONKOD )Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa maanta ka soo muuqanaya Maxkamad federaali ah oo ku taalla magaaladan Washington DC ka dib markii lagu soo eedeeyey dembi culus.

Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa guddi xeerbeegti ah oo ku sugan Washington waxay dacwad la xiriirta inuu sifo aan sharci ahayn isugu dayay inuu beddelo natiijada doorashadii 2020-kii ee uu ku guuldarraystay.

Trump ayaa lagu amray in uu maanta yimaado maxkamaddan federaaliga ah. Kiiska ayaa waxaa loo xilsaaray Garsoore federaali ah oo lagu magacaabo Tanya Chutkan taasi oo uu magacaabay madaxweynihii Trump ka horreeyey ee Barack Obama.

Waxa aad loo adkeyay ammaanka magaalada Washinton oo ah halka uu ka dhacayo dhageysiga kiiska dacwadda loo haysto Trump.

Trump ayaa horey u wajahayay laba kiis oo kale waxaana uu mar kale doonayaa inuu ku soo laabto Aqalka Cad ee Mareykanka doorashada soo aaddan.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.