image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Ma Xasaaska Al- Shabaab ayaa laga saarayaa Baraawe ?

Baraawe (ONKOD)  Maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in la  joogo waqtigii caruurta iyo xaasaska Al- Shabaab laga saari lahaa magaalada Baraawe ee gobolka Shabeelaha Hoose.

Hadalkan waxaa sheegay Wasiir  maamulka Koonfur Galbeed u qaabilsan amniga oo lagu magacaabo Wasiirka Amniga  Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Xasan Abdulkadir Maxamed.

Xasan Abdulkadir Maxamed ayaa sheegay in magaalada ay isaga baxaan sida uu yiri xaasaskaga iyo caruurta kooxda Al- Shabaab , isagoo sabab uga dhigaya keliya in ay yihiin caruurta iyo xaasaska kooxda Al- Shabaab.

Intaas waxa uu warkiisa ku daray in  suurtagal ahayn in Al- Shabaab dadka ay dhibaateeyeen caruurtooda iyo xaasaskoodana ay sii joogaan magaalada Baraawe ee Shabeellaha hoose.

“Lama aqbali karo in Shabaab ay dhibaateeyaan dadka deegaanka, isla-markaana ay qoysaskoodu joogaan magaalada” ayuu yiri Xasan Abdulkadir Maxamed

Wasiirka ayaa sheegay inuu caasimadda Koonfur Galbeed ee Baraawe u joogo diyaar garowga wajiga labaad ee dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab oo ka bilaabanaya gobolka Sh/hoose.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.