image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

XOG : Kooxda Al- Shabaab oo ku dhawaaday Masgawaa ee G.Galgaduud

Dhuusmareeb (ONKOD) Xog Radio ONKOD uu helay ayaa sheegaya in kooxda Al- Shabaab ay kaabiga ku hayaan deegaanka Masgawaa ee gobolka  galgaduud halkaas oo ka mid ah deegaanadii kooxda laga saaray.

Sida wararka ay sheegayaan kooxda ayaa duleedka deegaankaas sidoo kale ka sameeyay arbushaad , taas oo lagu tilmaamay in ay ahayd mid sahan  ah.

Qof ku sugan Masgawaa oo nala hadlay ayaa sheegay in   dhawr  jeer gudaha deegaankaas ay soo – galeen xubno ka mid ah kooxda Al- Shabaab dibna ay uga baxeen.

Dowladda Soomaaliya ayaa wada dadaalo ay ku doonayso in ay kaga adkaato kooxda Al- Shabaab hase ahaatee waxaa muuqanaya in awoodood ay kordhiyeen

Si kastaba Dowladda ayaa ciidamo fara badan ku daabushay deegaano badna oo dalka ah sidaas oo ay tahayna waxaa ka dhacay iska hor imaadyada labada dhinac

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.