image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Heshiis horudhac ah oo laga gaaray rabashadahii ka jiray KENYA

Nairobi (ONKOD ) Xubno ka kala socda Madaxwaynaha talada haya ee Kenya William Ruto  iyo hoggaamiyaha mucaaradka dalkaas ee horkacaya dibadbaxyada Raila Odinga ayaa  gaaray heshiis horudhac ah.

Labada dhinac oo kulan saacado badan qaatay ku yeeshay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa isla meel dhigay sida muhiim ay yahay in la joojiyo wax kasta oo keeni kara in amniga dalka faraha uu ka baxo.

Sidoo  kale  dhinacyada ayaa go’aamiyey in si hoose loo damiyo dabka shidan ee billowgiisa kasoo ifbaxay natiijada Doorashada uu ku guuleystay William Ruto hasayeeshee uu si cad uga hor yimid Raila Odinga oo ku tilmaamay mid lagu shubtay.

Sida ay  isla meel dhigeen labada dhinac xukuumadda hadda talada haysa ayaa laga dalbaday in ay joojiso cadaadiska ay ku hayso  mucaaradka ee keenay in ay sameeyaan dibadbaxyadii rabashadaha watay ee ka dhacay Kenya.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Kenya William Ruto ayaa dhowaan Albaabada wadahadalka u furay mucaaradkiisa isaga oo sheegay in uu diyaar u yahay in kala hadlo tabashooyinka uu qabo.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.