image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

MD Xasan Sheekh oo qaaday talaabo ku saabsan qaraxii Jaalle Siyaad

Muqdisho (ONKOD) Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan isugu yeeray  qaar ka mid ah saeaakiisha ciidanka Dowladda kuwaas oo uu kala – hadlay amniga dalka iyo qaraxii askarta badan ay ku dhinteen ee ka dhacay dhawaan Kuliyadda Jaalle Siyaad ee Muqdisho.

MD Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la sheegay in saraakiisha amniga ee uu la kulmay uu amray in jawaab deg deg ah ay ka bixiyaan weerarkaas oo  dhaliyay shaki badan .

Waxa ay sheegayaan ilo wareedyo ku dhaw kulanka Madaxwaynaha iyo saraakiisha in la isla soo qaaday in  baaritaankaas uu u yahay mid furi doona waddo isla xisaabtan  .

In lala xisaabtamo saraakiisha   ayaa la sheegay in kulankaas uu qayb ka ahaa isla markaana aysan noqon wax kasta mid halkooda looga tago sidii ay dhacday marar badan.

Ilo lagu kalsoonaan karo ayaa warbaahinta gudaha u dusiyay in madaxweynaha warbixin hordhac ah laga siiyay qaabka uu weerarkaasi u dhacay, khasaaraha ka dhashay iyo xogta ismiidaamiyaha oo ay ku jirto sida uu bartilmaameedkiisa ku gaaray.

Kulankan ayaa sidoo kale lagu  soo qaaday howlgallada ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab ee ka socda dalka, ayada oo madaxweynaha uu warbixin ka dhageystay saraakiisha qaar.

Qaraxii Kulliyadda Jaalle Siyaad oo lagu dilay askar badan oo ka tirsan ciidamada milatariga dowladda Soomaaliya ayaa waxaa fuliyay qof soo xitay jaakadda qaraxyada, kaas oo gudaha u galay xerada.

 

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.