image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Dhaqdhaaq iska soo horjeeda Dowladda & Al- SHABAAB

Muqdisho (ONKOD )Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Ciidamo dheeraad ah  ay geysay degaano ka tirsan degmooyinka Cadalle iyo Ceeldheer ee ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, si ay qeyb uga noqdaan howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab.

Saraakiisha ciidanka xoogga dalka ee hoggaaminaya howlgaladan ayaa sheegay in ujeedka duulaankan uu yahay sidii dowladda ay  ugu adkaan lahayd oo ay jabin lahayd   kooxda Al- Shabaab oo laga saaray meelo badan oo dalka ah .

Talaabadan waxaa barbarsocda qorshe Al- Shabaab ay ku weerarayaan goobihii ay baneeyeen ciidanka ATMIS ee howlgalka midowga Afrika.

Waxa is socda laba  howlgal oo dalka ka socda midi kan Dowladda , halka kooxda Al- Shabaab dhankooda ay weeraro ka fuliyaan gobolada qaar ee dalka.

Dhawr goobood ayaa la sheegay in kooxda Al Shabaab weeraro ay ka fuliyeen kuwaas oo gaystay khasaare kala duwan sida goobjoogayaashu ay sheegeen,

Gobollada dhexe ee dalka waxaa ka socda diyaar-garow militeri oo Xasan Sheekh Maxamuud la sheegay inuu saldhig ka dhiga doona degmada Dhuusamareeb

Diyaargarowgaan waxaa dhinac socda abaabul xooggan oo Ciidamada Howlgalka KMG ah ee Midowga Afrika ATMIS oo qorshuhu yahay in ay dalka isaga baxaan dhammaadka sanadka soo socda 2024 .

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.