image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Shirka Muqdisho ka socda oo marxalad xasaasi ah galay & Qodobada Dooda

Muqdisho (ONKOD ) Maalintii labaad waxa magaalada Muqdisho ka soconaya , shir u dhaxeeya Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo madaxdii hore

Shirkan oo shalay ahaa bilow iyo wajiga kowaad ayaa maanta galaya maalintii labaad , oo looga hadlayo xaaladda dalka iyo arrimaha doorashooyinka dalka oo ah qodobka ugu wayn.

Maanta sida xogaha ay sheegayaan waxa loo gudbi doonaa in madaxda dood adag ay kaas oo la xiriira wax ka bedelka hannaanka doorasho iyo in dalka doorashadiisa ay ku tartamaan laba xisbi oo waawayn doorashaduna ay noqoto qof iyo cod.

Gabagabada shirka ayaa sidoo kale lagu wadaa in laga soo saaro warsaxaafadeed ay madaxdu ku shaacinayaan go’aannada ay ka gaarayaan xaaladda dalka.

Si kastaba, shirkan ayaa kusoo aaday, xilli xasaasi ah, isla-markaana ay taagan tahay xaalad siyaasadeed oo ka dhalatay heshiiskii ay dhowaan gaareen Golaha Wadatashiga.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.