image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Dowladda Federaalka oo qayb ka ah dagaalka ka socda Laascanood

Laascanood (ONKOD) Magaalada  Laascanood ee gobolka Sool waxaa wali ka socda dagaalka u dhaxeeya ciidanka Somaliland iyo kooxaha deegaanka ee Khaatumo.

Wax xal ah wali lagama gaarin dagaalka ka socda magaalada Laascanood , waxaana magaalada inta badan isaga barakacay dadkii deganaa kuwaas oo ku dayacan magaalooyin kale oo dalka ah.

Odayaasha dhaqanka ee gobolka Sool ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya  Somaliland ay ku garab ku siinayso duqeynta ay ka wado magaalada Laascaanood.

Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil ayaa sheegay in  madaxweyne Xasan Sheekh iyo Raysal wasaare Xamsa Cabdi Barre dusha uun ay ka eeganayaan duqeymaha lagu hayo dadka shacabka isla markaana aysan jirin wax talaabo ah oo ay qaadayaan.

“Xukuumadda maanta jirta, afka ka dhowri mayno, waxaan ognahay oo isa soo taraya in iyadu garab ku siinayso Somaliland duqeynta Laascaanood,” ayuu yiri Garaadka.

Dowladda Federaalka ah weli kama falcelin eedeynta loo jeediyay. Horeyse, waxay dhowr mar ugu baaqday wada-hadal iyo xabad-joojin laga dhaqan galiyo gobolada Sool iyo Sanaag.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.