image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Buuq hareeyay fadhiga Barlamaank xukuumadda oo wajig gabax la kulantay

Muqdisho (ONKOD ) Buuq iyo sawaxan ayaa ka bilowday Xarunta Golaha Shacabka, kaddib markii qaar ka mid ah Xildhibaannada Golaha ay keeneen mooshin ay ku diidan yihiin qorshaha Xukuumadda ee Wasiirada lagu horkeenayo Golaha.

Sheekh Aadan Madoobe oo furay kulanka ayaa ka hadlay mooshinkan, isaga oo la wadaagay xildhibaanada, si ay cod ugu qaadaan in ajendaha lagu daro ama laga tego.

Xildhibaannada golaha shacabka ayaana kahor yimid qorshe ay isku soo raaceen guddoonka golaha shacabka iyo xukuumadda oo ahaa in wasiirada xukuumadda golaha yimaadaan si loola xisaabtamo.

Guddoomiyaha golaha shacabka ayaana xildhibaannada kahor akhriyay warqada katimid xukuumadda ee ku aadan la xisaabtanka wasiirada, waxaana kahor yimid warqadaasi xildhibaannada oo sheegay in wasiirka ay rabaan iyagu u yeeranayaan, balse aysan raali ka aheyn liis la iska soo qortay.

Xildhibaannada golaha shacabka qaarkood ayaa is hortaag ku sameeyay in wasiirka amniga su’aalo la weediiyo, waxa ayna xildhibaannada diideen in cod inta looga qaadayo mooshin golaha la horkeenay in wasiirka uu sii joogo kulanka.

Guddoomiyaha golaha shacabka ayaana markii dambe xiray fadhigii baarlamaanka , waxa uuna sheegay in fadhigga baarlamaanka maanta dib loo dhigay ,kaddib markii xildhibaannada kasoo horjeesteen ajandihii kulanka maanta.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.