image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Cumar Cabdirashiid & xubno kale oo isku keenaya mucaaradka & DENI

Garoowe (ONKOD) Magaalada Garoowe ee xarunta maamul  goboleedka Puntland waxaa ka soconaya dadaalo la isugu keenayo xubnaha mucaaradka ah ee maamulkaas iyo Madaxwayne Saciid Dani.

Dhinacyadan aya ku kala fogaaday , arrimaha doorashooyinka iyo in la furo dastuurka taas oo sababtay in rabashado ay ka dilaacaan magaalada Garoowe ee Puntland.

Odayaasha dhaqanka & ismimada maamulkaas ayaa ka qayb qaadanaya dadaalada la isugu keenayo dhinacyada mucaaradka ee hoggaanka hadda talada haya ee Puntland.

Wufuud kala duwan ayaa kusii qul quleysa magaalada Garoowe, waxaana xubnaha gaaray kamid ah, Islaan Bashiir Islaan Cabdulle, oo ka tegay magaalada Gaalkacyo. Horey waxaa magaalada Garowe u joogay isimada Nugaal, iyo kuwa SSC.

Ra’iisulwasaarayaashii hore ee Soomaaliya ee  Cumar Cabdirashiid iyo Cabdiweli Gaas ayaa  ka mid ah dhinacyada ku howlan xal u helida khilaafka doorashada iyo rabashadihii ka dhacay magaalada Garoowe ee Puntland.

Khilaafka ka dhashay arrimaha doorashooyinka iyo furista dastuurka Puntland ayaa weli ka taagan magaalada Garoowe, waxaana jira siyaasiin badan oo wali ka gadoodsan doorashada Puntland.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.