image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Shabaab oo bilaabay in dib ula wareegaan deeganadii laga saaray

Jowhar (ONKOD ) Kooxda  Al – Shabaab ayaa  maanta oo Jimcaha  la wareegay Deegaanka Daaru-nicma ee hoostaga Degmada Ruunirgood Ee Gobalka Sh/dhaxe, waxaana la sheegayaa in halkaas uusan ka dhicin dagaal toos ah

Ciidanka milateriga ee Dowladda  Soomaaliya iyo kuwa Macaawisleyda ayaa isaga baxay Magaalada, waxaana la sheegayaa inay hada gacanta ku hayaan kooxda Al- Shabaab.

Warar aan hadda helayno ayaa sheegaya in mararka qaar gudaha magaalada  laga maqlayo rasaas  lamana oga in ay tahay mid laba dhinac ah ama ay ridayaan Al-Shabaab.

Dad halkaas ka ag dhaw waxay sheegeen  in  duqeymo ayaa socdaan balse lama hubo warkaas sax ahaanshihiisa .

Daaru-nicma waa Deegaan dhantaraal ah oo Kala bara Ceelbacad, Ruunirgood iyo Alkowsar

Dowladda Soomaaliya ayaa  kol hore deegaankaas waxa ay ka saartay kooxda Al- Shabaab ka dib dagaal  halkaas ka dhacay inkastoo hadda ay muuqanysa is abaaulka Al- Shabaab.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.