image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Cali Jayte oo yiri Xasan Sheekh kuuma imaanayo la laabo casuumadaada –XOG-

Muqdisho (ONKOD ) Waxaa soo baxaya warar sheegaya in madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya  uu casuumaad uu u fiyay Guddoomiyihii xilka laga qaaday Cali Jayte Cusmaan.

Cali Jayte ayaa maalmo ka hor sheegay inuu yahay Madaxwaynaha maamulka la magaca baxay Hiiraan State  ka dib markii uu meel xun gaaray khilaafka madaxda maamulka Hirshabeelle.

Warar ayaa sheegaya in  Cali Cusmaan uu iska diiday casuumad  uu u fidiyay Madaxwayne Xasan Sheekh  Maxamuud  taas oo  ujeedkeedu uu yahay sii looga hadli lahaa khilaafka ka dhax jira Hirshabeelle.

Cali Jayte Cusmaan ayaa magaalada Beledwayne ee gobolka Hiiraan waxa uu ku haystaa ciidamo badan oo qaab beeleed u abaabulan taas oo cabsi galisay dowladda Soomaaliya.

Cabsida ugu badan ee uu qabo Cali Jayte ayaa ah haddii uu yimaado magaalada Muqdisho oo loo diido inuu dib ugu laabto magaalada Beledwayne oo uu ku xoogan yahay hadda.

Si kasta  Dowladda Soomaaliya ayaa isku dayaysa in ay  soo fara galiso xaalada maamul goboleedka Hirshabeelle oo khilaaf uu hareeyay.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.