image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Golaha ammaanka oo isku raacay in ciidanka ATMIS laga saaro Soomaaliya

NEWYORK (ONKOD) Fadhi Golaha ammaanka ay ku yeesheen magaalada New York ee dalka Mareykanka ayay isku raaceen in ciidanka ATMIS si  tartiib tariib ah ugu baxaan Soomaaliya.

Waxa uu Golaha amnaanka sidoo kale isku raacay in  ciidanka ATMIS ay sii joogayaan Soomaaliya muddo lix bilood ah ka dibna ay qaadaan talabadii ay ugu bixi lahayeen Soomaaliya.

Ciidanka ATMIS ee midowga Afrika ayaa Golaha ammaanka Qaramada Midoobay waxa uu sheegay in joogitaanka ciidankaas  uu ku eg  yahay September.

Wixii xiliga ka danbeeya waxa uu Golaha ammaanka uu sheegay in Soomaaliya ay ka bixi doonaan  taas oo qayb ka ah dadaalada lagu doonayo in ciidanka Soomaaliyeed ay la wareegaan amniga Soomaaliya.

Golaha Ammaanka ayaa bishii April ee 2022 ansixiyey in ciidamada AMISOM oo la aas-aasay 2007 lagu beddelo ciidamada ATMIS, oo la siiyey awood dheeraad ah oo ay kula dagaalamaan Al-Shabaab.

ATMIS oo ka kooban 19,000 oo askari iyo saraakiil boolis ah ayaa waxaa qasab ah in la yareeyo illaa laga geeyo 0 dhammaadka 2024, ayaga oo si tartiib ah awoodda ugu wareejinaya ciidamada Soomaaliya.

ONKOD / VOA

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.