image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Dowladda oo askari badan ku daadisay goobo badan oo caasimadda ah

Muqdisho (ONKOD ) Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waddooyin badan oo xaafadaha magaalada Muqdisho ah waxa ay ku daadisay askar badan .

Ujeedka askartan ayaa lagu sheegay in ay tahay si ay u sugaan amniga inta lagu jiro damaashaadka maalmaha ciida oo dad badan  isugu soo baxa meelo badan oo magaalada ah.

Goobaha dalxiiska ayaa ugu badan meelaha  askarta  Dowladda  maanta ay gaysay .

Saraakiisha  Dowladda oo hadlay ayaa sheegay in ay u diyaargaroobeen sidii loo sugi lahaa amniga dadka damaashadaya maadama lagu jiro maalo farxad badan.

Magaalada Muqdisho waxaa maanta isugu soo baxay dad badan kuwaa soo u dabaal degaya munaasabada maalinta ciidul Adxa

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.