image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

LAASCANOOD : Dadkii ugu tirada yaraa ayaa ku ciidaya , Maxayse tahay sababta ?

Laascanood (ONKOD ) Magaalada Laascanood ee gobolka Sool oo ay dagaalo ka dhaceen waxaa ka barakacay qoysaskii ugu badanaa kuwaas oo gaaray meelo ka mid ah dalka.

Magaalada wali waxa ka dhacaya iska hor imaadyo hubaysan kuwaas oo ay ka baxsadeen dadka rayidka ah ee ku noolaa magaalooyinka  gobolada Sool , Sanaag iyo Cayn.

Kuma arkaysid gudaha magaalada carruur damaashaad ku jirta xaafadaha qaar waa kuwo cidlo ah waxaa keliya goobahaas lagu arkayaa ciidamo hubaysan waxaana markasta suurtagal ah in iska  hor imaadyo ay ka dhacaan

Saddexda barcad ee Magaalada Laascaanood lagu oogi jiray Salaadda Ciidda waa kuwo cidlo ah, mid kamid ah Masaajidda ku taalla Magaaladaas ayaa la isugu geeyay dadka kooban ee maanta tegay si ay ugu tukadaan Salaadda.

Ciidanka Somaliland iyo kooxaha  ayaa is dhaafsanaya Madaafiic sababtay dhimasho, dhaawac iyo burbur horleh oo gaaray xaafadaha qaar ee Magaalada Laascaanood xarunta Gobolka Sool iyada oo weli ay is fadhiyaan labada ciidan.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.