image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Ajaaniib ka tirsan Daacish oo lagu qabtay Buuraha Galgala ee Gobolka Bari

Boosaaso (ONKOD ) Ciidanka amniga magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa lagu soo waramayaa in howlgal ay ka fuliyeen dhulka Buuraha Galgala ay gacanta ku soo dhigeen sarkaakiil ka tirsan Al- Shabaab.

Laamaha amniga magaalada Boosaaso ayaa sheegay in howlgalkan uu ka dhacay , buuraleyda Camaamo ee degmada Balli-dhidin ee Gobolka Bari, kadib xog ay ka heleen dadka Shacabka ah.

Sida ay saraakiisha  Hay’adaha amaanka ay sheegeen  howlgalkan waxaa  lagu soo qabtay xubno uu ka  mid  yahay Maxamed Ibraahim Daaha islamarkaana ay u dhasheen dalalka Suuriya iyo Suudaan.

Waxa ay sheegeen saraakiisha amniga hoggaaminaysay in muddo ay ku raad joogeen xubnahan ay  gacanta ay ku soo dhigeen ugu danbeyna ay ku guulaysteen howlgalkooda.

Intaas waxa ay warkooda ku dareen in ay sii socon doonaan howlgalada ay ku doonayaan in ay ku sugaan amniga deegaanada maamul goboleedka Puntland si gaar ah gobolka Bari.

Sanado badan Puntland ayaa dagaal adag waxaa uu kula jiray Kooxda Daacish-ta Soomaaliya, kuwaas oo badi ka dagaalama dhulka Buuraleyda ah ee gobolka bari

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.