image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Arrimaha Bulshada : Sare u kac ku yimid qiimaha la iibiyo xoolaha ee Suuqyada Muqdisho

Muqdisho (ONKOD ) Mashquul aad  xooggan ayaa ka jira maanta suuqyada lagu iibyo xoolaha gaar ahaan ariga ka dib markii wax ka yar laba maalin ay ka hartay maalinta ciidul Udxiyo

Qiimaha ariga ayaa ka sarakacay sidii hore , maadaama dadka ay aad u iibsanayaan xoolaha si gaar  ah arriga oo xiligan oo kale suuq fiican yeesha.

Qaar ka mid ah ganacsatada xoolaha ayaa sheegay in qiimaha bil ka hor la iibin jiray neefka Ariga ah iyo kan la iibiyo hadda uu farqi weyn u dhexeeyo, iyagoo taasna ku macneeyey xoolaha Suuqa la keenayo oo aad u yar iyo dalabka oo badan.

Sanad kasta xiligan oo kale marka la gaaro waxaa isbedela qiimaha xoolaha  isla markaana waxa suuq fiican yeeesha sayladaha xoolaha lagu iibiyo guud ahaan dalka.

Dowlada Somalia ayaa dhowaan sheegtay in sanadkan ay dalalka carabta oo Sacuudigu ugu horeeyo loo dhoofiyey xoolo ka badan milyan iyo shan boqol oo kun, kuwaasoo laga dhoofiyey dekedaha dalka intooda badan.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.