image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Amniga Beledwayne ee Hiiraan miyuu faraha ka baxayaa Jayte ka dib ?

Beledwayne (ONKOD) Magaalada Beledwayne ee goboolka Hiiraan waxaa lagu qabtay kulan ujeedkiisu ahaa  amniga magaalada iyo deegaanada kale ee ku dhaw dhaw halkaas oo ay ka socdeen howlgal amniga lagu sugayo.

Waxaa ku sugnaa kulankan Guddoomiyaha magacaaban ee gobolka Hiiraan , waxaana shir guddoominayay Madaxwayne ku xigeenka maamulka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar dabageed.

Shirkan inta uu socday waxaa lagu soo bandhigay arrimo ku saabsan sidii loo dardargalin lahaa howlgalka ka socday gobolka Hiiraan waxaana lagu soo hadal qaaday isbedel ka dhacay gobolka.

Madaxweyne ku xigeenka Hir-Shabeelle Yuusuf Dabageed ayaa sheegay Ahmiyadda ay leedahay in laga shaqeeyo xasiloonidda iyo nabadda guud ahaan magaalada Beledweyne.

Saraakiisha ka qayb gashay kulankan ayaa soo bandhigay sida muhiim ay u tahay ka xoojiyo wada shaqaynta maamulka iyo saraakiisha , taas oo sheegeen in wax badan ay ka bedeli karto amniga Gobolka Hiiraan.

Si kastaba Magaalada Beledwayne waxaa  ka taagan xiisad ka dhalatay xilka qaadistii Guddoomiyihii Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan, balse uu diiday, waxaana garab taagan Xildhibaano katirsan Golaha Shacabka.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.