image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Fiqi oo difaacay mowqifka Xamse ee Khilaafka Gedo

Muqdisho (ONKOD ) Wasiirka arrimaha gudaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in Axmed Madoobe Madaxwaynaha Jubbaland uu ki saxnaa magacaabista Guddoomiyaha gobolka Gedo.

Axmed Macalin  Fiqi Wasiirka arrimaha gudaha ayaa sheegay  in maadama dalka uu yahay Federaalka gobolka Gedo uu ka mid yahay  maamulka Jubbaland sidaas darteeda Jubbaland ay magacaabi karto Guddoomiyaha.

Ma jirto ayuu yiri Wasiir Fiqi sabab loogu hor imaan karo magacaabista Guddoomiyaha cusub  ee gobolka Gedo oo dhawaan loo diiday inuu ka dego magaaalada Garbahaaray ee Gedo.

Wasiir Fiqi ayaa ka jawaabayay su’aal laga waydiyay khilaafka gobolka Gedo oo sii xoogeystay dhawaan kadib markii maamulka cusub loo magacaabay, kaas oo ay ka horyimaadeen siyaasiin ka soo jeeda gobolka.

Xaalada gobolkaasi ayaa wali ah mid cakiran, waxaana shacabka magaaladaasi ay sheegeen iney diidan yihiin nidaamka wax maamul ee Axmed Madoobe.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.