image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

DABAGAL : In ka badan 10 askari oo ku geeriyooday qaraxyo ka dhacay Baardheer

Baardheere (ONKOD ) Qaraxyo xooggan ayaa ka dhacay degmada Baardheere ee gobolka Gedo.

Wararka laga helayo degmada Baarsheere ee Gedo ayaa sheegaya in laba qarax oo xooggan ay halkaa ka dhaceen.

Guddoomiyaha degmada Baardheere ayaa xaqiiyay jiritaanka qaraxyada maanta galgaliyay degmada Baardheere.

Inta la xaqiiyay waxaa weerarkan ku dhintay ugu yaraan illaa 5 qof, halka ay ku dhaawacmeem in ka badan 10 kale oo isugu jiro askar iyo dad shacab ah.

Warku wuxuu intaa ku darayaa in qaraxyadu ay ka dhaceen goob lagu tababarayay ciidamo .Waxaa kacsan xaaladda degmada waxaana inta badan.

Wixii ku soo kordha kala soco

www.onkodradio.com

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.