image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

GAROOWE : Baarlamaanka Puntland oo meelmariyay wax ka beddalka Dastuurka

Garoowe (ONKOD ) Baarlamaanka maamul goboleedka  Puntland ayaa  ansixiyeen maanta furusta iyo  wax ka bedelka lagu sameenayo dastuurka maamulkaas.

34 Xildhibaan ayaa oggalaatay , hal mudane ayaa diidday, ma jirto cid ka aamustay, sidaa ayaana la sheegay inuu ansax ku noqday soo jeedinta in wax laga beddelo Dastuurka.

Fadhiga waxaa goobjoog ka ahaa 35 Mudane oo keliya oo ka tirsan 66 xildhibaan, dood yar kadib waxay u codeeyeen in soo jeedinta la oogolaado, 34 mudane oo oggolaadey, waxaa diidey hal mudane oo keliya.

Dhinaca kalena, Dagaalka culus ayaa Garoowe weli ka socda, iyada oo si joogta ah loo maqlayo hubka waa weyn.

Ma jiro sidoo kale wax hadal ah oo illaa iyo hadda kasoo baxay siyaasiyiinta mucaaradka oo ku aadan go’aanka ay gaareen xildhibaanada baarlamaan goboleedka Puntland.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.