image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Axmed Madoobe ‘’ Diyaar ayaa u ahay wada- hadal aan la galo GEDO ‘’

Kismaayo (ONKOD) Madaxwaynaha Jubbland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa sheegay inuu diyaar u yahay wada- hadal uu la furo dadka degan gobolka Gedo oo aad u diidan maamulkiisa.

Axmed Madoobe ayaa sheegay in ay jiraan siyaasiin dano gaar ah ka leh  gobolka Gedo kuwaas oo aan waxba u qaban dadka ku nool degmooyinka gobolka Gedo.

Dowladda Soomaaliya ayuu ugu baaqay inay ka qayb qaadato dadaalada la iskugu keenayo Kismaayo iyo Garbahaaray oo muddo seddax sanna ah kala go’an.

arrinta gobolka Gedo waxay u baahan tahay masuuliyad dowladnimo,” ayuu yiri Madaxweynaha Jubbaland.

Madaxwaynaha Jubbaland , Axmed Madoobe ayaa sheegay in muhiim ay tahay in laga wado hadlo waxkasta oo keeni kara isku soo dhawaansho labada dhina ah ee Kismaayo iyo Garbahaaray.

Siyaasiinta gobolka Gedo ayaa sheegay in aysan ogolaan doonin , in wada- hadal lala galo maamulka Axmed Madoobe  ilaa doorasho la isla ogol yahay la qabto isla markaana xafiiska uu baneeyo Axmed Madoobe.

Seddax sano ka hor, xukuumadii Farmaajo ayaa Gedo ka faro-maroojisay maamulka Jubbaland, waxaana iyadoo hal sano uu Farmaajo ka sii maqan yahay xukunka xal loo weysan yahay khilaafka maamul ee ka jira gobolkaas.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.