image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Xiisad ka taagan magaalada Garoowe & DENI oo lagu eedaynayo xiisada jirta

Garoowe (ONKOD ) Ciidamo –fara badan oo  ka  gadoodsan wax ka bedelka Dastuurka Puntland ayaa maanta oo Isniin ah xirtay waddooyin muhiim ah oo ka mid ah magaalada Garoowe

Ciidamada mucaaradka oo markii hore ku sugnaa bannaanka magaalada, ayaa lagu waabariistay iyagoo gudaha usoo galay qeybo kamid ah magaalada, islamarkaana jidgooyo dhigtay qaar kamid ah waddooyinka muhiimka ah ee magaalada.

Ciidamada hubeysan ee isku fidiyay qeybo kamid ah magaalada Garawe ayaa waxaa wata sargaal lagu magacaabo Jimcaale, sargaalkan iyo ciidankiisa ayaa kasoo horjeeda in baarlamaanka Puntland wax ka bedelaan oo furaan dastuurka Puntland u yaalay.

Warar aanu helnay ayaa sheegaya in arrintaan ay ka dambeysay kaddib markii ay soo baxeen warar sheegaya in baarlamaanka Puntland uu doonayo inuu soo horumariyo furista dastuurka, si ay wax uga beddelaan qodobo ku saabsan tirada xisbiyada siyaasadeed.

Hase ‘ahaatee ‘ Xiisadan ka Taagan Magaalada Garowe ayaa imaaneysa xilli uu furmay Kalfadhiga 52aad ee baarlamaanka Puntland Taas oo laga filan karo in xildhibaanada Golaha Wakiiladaa Puntland ay bilaabaan Dood la xiriirta wax ka bedel lagu sameeyo Dastuurka Puntland

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.