image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Cali JAYTE ‘’ ma ogoli xil ka qaadista Guudlaawe, Hiiraan wuu kabaxayaa Hirshabeelle ‘’

Beledwayne (ONKOD ) Guddoomiyaha xilka laga qaaday Cali Jayte Cusmaan ayaa ka biyo diiday inuu u   hoggaaansamo xil ka qaadista lagu sameeyay maanta ka dib wareegto ka soo baxday Madaxwaynaha Hirshabeelle

Shirjaraa’id oo maanta uu ku qabtay magaalada Beledwayne ayuu ku sheegay Cali Guudlaawe in aysan waxba ka jirin ogolaan doonin warqada ka soo baxday Xafiiska Cali Guudlaawe.

Waxa uu ku nuux  nuuxsaday Cali Jayte in ay ka baxayaan maamulka Hirshabeelle isla markaana ay noqon doonaan maamulka ka madax banaan Hirshabeelle sida uu yiri.

Waxa uu yiri ” Hiiraan waxa la dhahaayo Hirshabelle ma aqoonsana”, isagoo ku dhawaaqay maamul uu ugu magic daray Hiiraan State.

Hadalka ka soo yeeray Cali Jayte ayaa la saadaalinayaa inuu sii adkeynayo xaalada gobolka Hiiraan waxana Guudlaawe uu wareegtidiisa uu ku sheegay inuu kala tashtay xil ka qaadista Cali Jayte ku xigeenkiisa Yuusuf Dabageed.

Si kastaba xaalada gobolka Hiiraan ayaa u muuqda mid qasan dhanka siyaasadda isla markaana uu soo baxayo muran la xiriira hanaanka maamul taas oo culays kale ku kordhin karta Dowladda Soomaaliya.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.