image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Guddoomiye ka mid ah maamulka Walawayn oo Aano qabiil loo dilay

Walawayne (ONKOD ) Xiisad ka dhalatay dilka Guddoomiye ku xigeenkii Arrimaha Bulshada ee  Degmada Walawayn ee Shabeellaha hoose ayaa ka taagan maanta degmadaas.

Sida wararku ay sheegayaan dilka Guddoomiye ku xigeenka Marxuum Haashim Maxamed Shareere ayaa salka ku haya , aano qabiil waxaana xaaladu ay tahay mid hubinti la’aan ah.

Wararka ayaa sheegaya in guddoomiyaha lagala dagay gaari uu la socday oo ka baxay magaalada  Muqqdisho, isla-markaana la geeyay banaanka magaalada oo lagu dilay.

Ciidamada dowladda Soomaaliya oo gaaray goobta uu dilku ka dhacay ayaa bilaabay baaritaano ay ku baadigoobayaan raggii ka dambeeyay dilka loo geestay masuulkan katirsanaa maamulka gobolka Shabeelaha Hoose.

Maamulka Koonfur Galbeed uu katirsanaa masuulka la dilay iyo dowladda federaalka ayaan wali ka hadlin dilkan ka dhacay duleedka degmada Wanlawetn iyo cidda falkana geesatay, waxaana hadda socda baaritaano la xiriira dilkan dhacay.

Degmadan ayaa waxaa marar badan kusoo laa laabtay murano salka ku haya maamulka iyo dagaal beeleedyo, kuwaas oo saameyn ku yeeshay horumarkii degmadaasi,

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.