image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

WARCUSUB : Rasaas laga maqlayo gudaha Baraawe & adeegii koronto oo maqan

Baraawe  (ONKOD ) Wararka  caawa  laga helayo magaalada Baraawe ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in  dagaal galabta bilowday uu soo gaaray caawa.

Dadka  deegaanka ayaa sheegaya in dagaalka uu gaystay khasaare soo kala  gaaray labada dhinac ee ku dagaalamaya magaalada Baraawe.

Dagaalka ayaa u dhaxeeya ciidan ka tirsan militeriga Soomaaliya oo fariisin ku leh gudaha magaalada Baraawe iyo ciidanka daraawiishta koonfur Galbeed.

Dad ku sugan magaalada Baraawe ayaa sheegaya in dhaawacyo badan la dhigay goobo caafimaad oo ku – yaala magaaladaas kuwaas oo u badan dhinacyada dagaalamay.

Magaalada dhaxdeeda ayaa laga maqalayaa dhawaqa rasaasta  taas oo muujinaysa in wax xal ah wali laga gaarin dagaalka galabta bilowday ee soo gaaray caawa.

Guud  ahaan magaalada  Baraawe ee Shabeellaha hoose ayaa caawa laga soo sheegayaa in ay ka maqan tahay korontada oo ay tahay mugdi sida ay sheegeen dadka deegaanka.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.