image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Jabuuti & KENYA oo ka hadlay imaanshaha ciidanka safka hore ee Soomaaliya

Jabuuti (ONKOD ) Dowladaha Jabuuti & Kenya ayaa ka wada hadlay muhiimadda ay leedahay , is waafajinta ciidanka safka hore ka socda kuwaas oo qayb qaadan doona sugida amniga.

Madaxwaynayayaasha dalalka Kenyo iyo Jabuuti  oo kulan gaar ah yeeshay ayaa sidoo kale waxa ay ka hadleen sida ay tahay in loo ilaaliyo amniga gobolka ka dib bixitaanka ciidanka ATMIS.

Labada mas’uul ayaa u muuqday kuwo kasoo horjeeda in haatan la dhimo ciidamada ATMIS, iyadoo aan la xaqiijin karin in Soomaaliya ay awood u leedahay inay si hufan ula dagaallantoUrurka Al-Shabaab.

‘’ Waa in laga fakaraa sida muhiim ay u tahay sugidda amniga markay ay baxaan ciidanka ATMIS ‘’ ayay ka sheegeen Shirjaraa’id oo ay ku qabteen magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti.

Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo ATMIS-ka ayaa xaqiijiyay in ay ka go’an tahay fududeynta in si habsami leh  mas’uuliyadaha amniga loogu wareejiyo ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya.

Ruto iyo Geelle waxay ku adkaysteen baahida loo qabo in la ilaaliyo waxay ugu yeereen guulaha ATMIS.

Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa la filayaa inuu dhimo 2,000 oo askari marka la gaaro bishan June 30-keeda,

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.