image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

KOOBAN : Waddo mashquul badan oo Muqdisho ah ayaa qarax uu ka dhacay

Muqdisho (ONKOD ) Sarkaal  ka tirsan ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa qarax lagula eegtay isgoyska soobe ee magaalada Muqdisho.

Xiligauu qaraxa dhacayay ayaa waxaa wadada u xirnayd Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo booqasho ku joogay isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho.

Weli ma cadda khasaaraha ka dhashay Qaraxan, waxaana goobta xiray ciidamada amaanka oo halkaas ka wada baaritaano

qaraxan ayaa  ku soo beegmay 48 saac ka dib markii weerar qaraxyo ku bilowday lagu qaaday Maqaayad ku taalla Xeebta liido ee magaalada Muqdisho

Dowladda Soomaaliya ayaa la – daala dhacaysa wax ka qabashada amniga caasimadda

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.