image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

ARRIMAHA BULSHADA : Sare u kac ku yimid Qiimaha Mooska

Muqdisho (ONKOD ) Sare u kacii ugu xooganaa ayaa ku yimid qiimaha , mooska ee suuqyada magaalada Muqdisho taas oo saamaynteeda laga dareemayo caasimadda.

Ganacsatada Mooska ku iibisa magaalada Muqdisho ayaa sheegay in  dhaq dhaaqa mooska uu aad ugu hoseeyo ka ganacsigiisa sidii markii hore uu ahaa.

Arintan ayaa loo sababaynayaa sida ganacstadu ay sheegeen roob ka da’ ay gobolada laga keeni jiray iyo xirnaanshaha waddooyinka qaar.

Dadka iibsanaya khudaarta gaar ahaan  mooska ayaa sheegay in  wax badan  uu iska bedelay mooska.

Halkii xabo  oo moos ah waxa uu marataa 4000 SH SO halkii markii hore uu ahaa 2000 SH.SO sidaas waxa sheegay mid ka mid ah ganacsatada khudaarta ku iibisa magaalada Muqdisho.

Ma jirto qiimo jaango’an oo  mooska ama khudaarta ah markasta waa qiimo sidaas waxa isagana sheegay qof ka ganacsada khudaarta

Keliya ma ah mooska mid qiima ahaan kordhay waxa sidoo kale jira , noocyo kale oo khudaar ah oo isbedel qiimo uu ku dhacay sabab la xiriirto waddooyinka qaar oo xiran iyo roobka oo jaray deegaanada qaar.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.