image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Yaa u sabab ah in maanta uu baaqdo fadhiga Golaha shacabka ?

Muqdisho (ONKOD) Maanta waxaa baaqday Kulankii Golaha Shacabka  sabab la xiriirta   Kooram la’aan.

Fadhigiina maanta , waxaana soo xaadiray 103 Mudane oo ka mid ah Golaha shacabka ee Barlamaanka  Soomaaliya.

Gudoomiye ku xigeenka labaad  ee  Golaha Shacabka Soomaaliya  ayaa sheegay in la yeeri doono magacyada Xildhibaanada soo xaadiray kuwii aan soo xaadirina talbaba laga qaadi doono.

Guddoomiye Cabdullaahi Abshiroow ayaa sheegay in aysan isku xuquuq noqon doonin bishaan Juun Xildhibaanada soo xaadira kulamada iyo kuwa iska maqnaado fasax la’aan.

Waxa uu digniin u jeediyay Guddoomiye ku xigeenka xildhibaanada inta badan iska maqan ee aan imaan gabi ahaanba fadhiyada Golaha shacabka ee Barlamaanka Soomaaliya.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.