image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Ciidanka ATMIS ee Uganda oo wajahaya Maxkamad + Sababta

Muqdisho (ONKOD ) Ciidamo ka tirsan Uganda oo qayb ka ah howlgalka ATMIS ayaa xabsiga la dhigay sabab la xiriirta dagaalkii khasaaraha badan gaarsiiyay ciidanka ee ka dhacay degnada Buulamareer ee Shabeellaha hoose.

War ka soo baxay Dowladda Uganda ayaa lagu sheegay in la ciqaabi doono saraakiisha Uganda dayaca weerarkaas iyo khasaaraha ciidanka soo gaaray oo sabab u ah saraakiisha.

Madaxweynaha Uganda, Yoweri Museveni, ayaa sheegay in labo taliye oo katirsan Uganda ee qeybta ka ah howlgalka ATMIS la horgeyn doono Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya.

Labadan taliye oo magacyadooda lagu sheegay Maj Oluka iyo Maj Obbo, ayuu madaxweynaha Uganda sheegay, inay ku amreen askarta inay dib u gurtaan weerarkii 26-kii May ay Alshabaab ku qaadeen saldhigga howlgalka ATMIS ee degaanka Buulo Mareer

Madaxweynaha Uganda ayaa horay u sheegay in weerarka ay soo qaadeen illaa 800 oo xubnood, isaga oo qiray inay cagta mariyeen saldhigga ciidanka Uganda

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.