image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

KENYA ‘’lacag badan ayaa nooga baxday dagaalka Al- Shabaab ‘’

Nairobi (ONKOD ) Wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Kenya ayaa sheegtay in malaayiin lacag ah ay ku bixineyso la-dagaallanka kooxda Al-Shabaab, kadib War rasmi ah oo ka soo baxay maanta.

Wasaaradda arrimaha gudaha Kenya ayaa sheegtay inay shacabka iyo maamullada gobollada waqooyiga ee dalka Kenya ay ku heshiiyeen iskaashi buuxa oo looga hortagaayo weerarrada argagixiso ee Al-Shabaab ay ka geystaan gudaha dalkaas.

“Xadka ayaa la furayaa, seddax jeer ayaan la kulmay madaxweynaha Kenya waxaan kala hadlay in la furo isku socodka shacabka labada dal, nabad geliyada Kenya waxaa la sugi karaa markii xuduuda la furo, sidoo kale wasiirka difaaca Kenya Aadan Barre Ducaale ayaa iga balan qaaday in la furi doono xuduuda labada dal ee Soomaaliya iyo Kenya,” ayuu yiri Xildhibaan Faarax Macalin oo ka tirsan baarlamaanka Kenya.

Sidoo kale waxay wasaaraddu sheegtay in 1-da bisha soo socota ee July dib loo furi doono xarunta qaadashada baasaboorka Kenya ee ku taalla magaalada Gaarisa.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.