image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Shil gaari oo dhimasho iyo dhaawac sababay oo Muqdisho ka dhacay

Shilkaan ayaa ka dhacay isgoyska Jid Maeeexaanka kadib markii gaari nuuciisu yahay Inataree uu soo fariin goostay uuna jiiray baabuur iyo Mootooyin ay saarnaayeen dad shacab ah.

Darawalka ayaa awoodi waayay inuu xakameeyo gaariga maadaama uu san lahayn fariin lagu celiyo.

Dad goob joogayaal ah ayaa inoo xaqiijiyay in shilkaas ay ku dhimatay Alle ha u naxariistee Najma Cabdicasiis Cilmi oo ka timid Jaamacadda UNISO, sidoo kalena ay ku dhaawacmeen dad kale oo kor u dhaafaya illaa toban qofood.

Bashiir Cabdi Maxamed Guddoomiyaha Degmada Howlwadaag ayaa sheegay in ay baarayaan waxa sababay shilkaan naxdinta leh.

Cabdullaahi Cali Cabdulle 

Xafiiska Warqabadka Muqdisho

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.