image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka oo lagu soo dhoweeyay magaalada Baydhabo

(Onkdradio.so) Ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta gelintii dambe soo gaaray magalada Baydhabo ee Caasimadda Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed.

Ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa waxaa garoonka diyaaraha ee Shaati Gaduud ku soo dhoweeyay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, labada gole ee dowladda, haweenka, dhalinyarada, barbaarta gaashaaman iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan dowladda.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.