image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Meydadka Tahriibayaal ah oo laga helay duleedka Caasimada Zambia

(onkodradio.com) Booliska Zambia ayaa helay meydadka 27 ruux oo la rumeysan yahay inay ahaayeen tahriibayaal ka yimid Itoobiya, kuwaas oo lagu daadiyay beero ku yaal duleedka caasimadda Zambia ee Lusaka.

Tahriibayaashan ayaa la rumeysan yahay inay u dhinteen gaajo iyo daal, sida ay masuuliyiintu sheegeen.

Hal qof keliya oo ka badbaaday ayaa la helay isagoo nool saacadihii hore ee Axadda, waxaana loola cararay isbitaalka Lusaka si loogu dabiibo, halka dadka dhintayna loo qaaday goobta meydadka lagu keydiyo si loo aqoonsado,waxaana socota baaritaanno lagu sameeynayo si loo ogaado sababta dhabta ah ee dhimashada.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.