image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Kooxo hubeysan oo ku dilay Masuul ka tirsan Maamulka K/Galbeed degmada Buur-Hakaba

(Onkod Radio – 8 Decemberr, 2022) -Kooxo hubeysan ayaa Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay ku dishay Dr. Bishaar Ibraahim Cali (Xuub)  oo ahaa Iskuduwihii Wasaaradda Caafimaadka ee degmadaasi.

Kooxaha dilka geystay ayaa la sheegay iney gaari wateen, iyagoo xoog ku galay isbitaalka, waxeyna toos u abaareen xafiiskii mas’uulkan, halkaasoo ay dhowr xabadood qeybaha sare ee jirkiisa kala dhaceen.

Dableyda dilka geysatay oo lala xiriirinayay ururka Al-Sgabaab  ayaa ku baxsatay gaari nooca raaxada ah oo ay wateen, waxaana daqiiqado kadib halkaasi gaaray ciidamadda amniga oo ku fashilmay soo qabashada danbiilayaasha.

Gudoomiyaha Degmada Buurhakaba, Cabdi Maxamed Axmed ayaa sheegay iney ku raad joogaan Shabaabkii dilka u geystay dhaqtarka oo ahaa shaqsi si weyn looga yaqaanay degmada Buurhakaba, iyadoo toogashadiisa ay argagax ku beertay dadkii shacabka ahaa.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.