image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Nabadoon caan ah oo ku geeriyooday dagaal ka dhacay Moqokori

Baladweyne (Onkod Radio)— Nabadoon Cilmi Hagar Guure ayaa Maanta oo Khamiis ah ku geeriyooday dagaalka ka dhanka ah Al- Shabaab oo ay horkacayaan kooxaha kacdoonka oo gacan ka helay kuwa Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Waxa uu ahaa Cilmi Hagar Guure nabadoonka guud ee beesha Cali madaxweyne waxa uuna ku dhintay dagaal ka dhacay tuulada Ceel-qooxle ee hoostagta magaalada Moqokori ee Gobolka Hiiraan.

Dagaalkan uu ku geeriyootay Nabadoonka ayaa ahaa mid dhaxmaray dadka deegaanka iyo kooxda Al- Shabaab oo xooggiisa uu ka soconayo degaano badan oo ka tirsan Gobolka Hiiraan.

Nabadoonkan ayaa meel fagaar ah waxa uu ka sheegay goor hore inuu diyaar u yahay inuu ku dhintay dagaalka xaq u dirirka ah ee ka socda gobolka Hiiraan si shacabka ay isaga dulqaadaan dhibaatada – kooxda Al- Shabaab.

Waxaa horkacaya dagaalka dadka deegaanka oo garab ka helaya ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.