image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

WARAR Baay: Ciidamada DF oo la wareegay deegaanno horleh

Baydhabo (Onkod Radio) — Wakaaladda Wararka ee afka dowladda ku hadasha ee loo yaqaanno SONNA ayaa daabacday warar sheegaya in ciidamada xoogga dalka iyo kuwa malleeshiyaadka Koonfur galbeed ay kala wareegeen Al-Shabaab deegaanno cusub.

“Ciidamada Xoreynta Koonfur Galbeed iyo kuwa Xoogga dalka oo iskaashanaya ayaa Maanta Al Shabaab kala wareegey Deegaannada kala ah Saydheelow, Buula jadiid, Mataani, uusli iyo Busley oo dhamaantooda ka tirsan Gobolka Baay. Kuwaas oo ay dadka ku dhibateeyn jireen kooxda Khawaarijta.

Ciidamada ayaa hadda waxa ay ku wajahanyihiin deegaanka Labaatan jirow oo ah Saldhigga ugu weyn ee kooxda Al shabaab ay kuleeyihiin Gobolka Baay.

Hawlgalkan ayaa qeeyb ka ah dib u xoreeynta Deegaannada kooxdu dhibaatooyinka xagga nolosha ah ah ka geeysteen waxaana socdo dagaallo kooxda jab xooggan lagu gaarsiiyay”.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.