image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Ukraine: Ciidamada kasoo goosta Ruushka si wanaagsan ayaan ula dhaqmi doonaa

Kyiv (Onkod Radio) — Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa sheegay in si wanaagsan loola dhaqmi doono ciidamada kasoo goosta Ruushka.

Zelensky wuxuu ka codsaday ciidamada Ruushka inay isaga baxsadaan halkaas ama ay isu soo dhiibaan Ukraine baddalkii loo maxkamadeyn lahaa inay galeen dambiyo dagaal.

“Waxaa wanaagsan laheyd in ciidamada Ruushka ay isku soo dhiibaan Ukraine intii lagu dili lahaa duqeymaheena.”

Arrintan ayaa imaaneysaa xilli madaxweynaha Ruushka Putin uu Sabtidii saxeexay sharci dhigaya in 10 sano xarig ah uu mudan karo askari kasta oo diida in uu dagaalka ka qeyb qaato ama sameeya amar diido.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.