image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Milliteriga Soomaaliya iyo malleeshiyo deegaanka ah oo la wareegay degmada Moqokori

Moqokori (Onkod Radio) — Ciidamada Millatariga Soomaaliya oo ay taageerayaan malleeshiyo deegaanka ah ayaa barqadii galay maagalada Moqokori oo ku taalla bariga fog ee gobolka Hiiraan kaddib markii ay halkaas isaga baxeen Ururka Al-Shabaab.

Inta aanay ciidamada dawladda iyo malleeshiyada deegaanka ah aanay qabsan Moqokori waxay horey gacanta ugu sii dhigeen tuulooyin ay kamid yihiin Gumare, Mooro eri, iyo Terdo oo dhammaantood ku dhow Moqokori.

Al-Shabaab ayaa xukumayay Moqokori tan iyo bishii Septemer sannadkii 2016 kii, markaas oo ay qabsadeen kaddib markii ay isaga baxeen ciidamadii dawladda iyo kuwii Itoobiya ee halkaasi joogay.

Dhinaca kale hawlgallo kale ayaa iyana lagu soo warramayaa in ciidamada dawladdu ka wadaan gobolka Galgaduud ee isla bartamaha Soomaaliya, waxaana uu weriyaha BBC-da uu soo sheegayaa in ciidamada dawladda oo ay taageerayaan malleeshiyo deegaanka ah ay galeen dhawr tuulo oo Bari ka xiga magaalada Baxdo.

BBC SOMALI

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.