image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

ATMIS oo inkirtay doorka Shacabka kacdoonka ka dhanka ee Al-Shabaab

Muqdisho (Onkod Radio) — War qoraal ah oo ka soo baxay howlgalka ATMIS ee Ururka Midowga Afrika aya awaxaa looga hadlay howlgallada ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab ee ka socdo Hiiraan iyo Galgaduud ee hoostaga HirShabelle iyo Galmudug.

ATMIS ayaa shaaca ka qaaday inay qayb ka tahay howlgalladaasi, isla-markaana ay ciidamadeed wax ka qabteen deegaannada Aboorey, Yasooman iyo Booco ee gobolka Hiiraan iyo deegaanka Sini-dhaqo ee gobolka Galgaduud, kuwaas oo laga saaray Shabaab.

Howlgalka ATMIS ayaa marnaba qoraalkan kuma xusin kaalinta shacabka, gaar ahaan maleeshiyaadka Macawiisleyda ee horkacaya kacdoonka ka dhanka ah Al-Shabaab, waxayna qoraalkooda ay hoos ugu dhigeen doorka muuqda ee dadka deegaanka.

Sidoo kale ATMIS ayaa sheegtay inay sii wadi doonaan howlgallada socdo, ayaga oo kaashanayaan ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed, sida ay hadalka u dhigeen.

Sheegashada ATMIS ee ku aadan inay qayb ka tahay howlgallada Hiiraan iyo Galgaduud ayaa ah mid aan caddeyn, ayada oo sawirrada iyo muuqaallada laga helay jiidda hore ee dagaalka kaliya lagu arkayey ciidamada dowladda iyo maleeshiyaadka Macawiisleyda.

Si kastaba, howlgalladan oo maalmo qaatay ayaa waxaa boggaadisay dowladda dhexe, kadib markii ciidamada Xoogga iyo dadka deegaanka ay qasadeen deegaanno horleh

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.