image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Sawirro: 2 Diyaaradood oo Ciidan ah oo ka degay Dhuusamareeb

Muqdisho (Onkod Radio) — Labo diyaaradood oo kala siday ciidamo iyo saanad Millateri ayaa galabta ka degay magaalada Dhuusamareeb, kuwaas oo qeyb ka noqon doono xoreynta deegaannada ka maqan gacanta maamulka Galmudug.

Ciidamadan oo boqollaal ah ayaa daba socdo ciidamo labadii maalmood ee lasoo dhaafay ka dagayay caasimadda Galmudug, kuwaas oo ay beesha Duduble ugu talagashay xoreynta deegannadooda oo ay muddo 15 sanno ku dhow heystaan Ururka Al-Shabaab.

Waxaa si xowli ah u socdo gulufka ka dhanka ah Al-Shabaab oo ay wadaan beelaha dega Hirshabeelle, iyo Galmudug Koonfur Galbeed, iyadoo ay jirto in ay kusoo daba jiraan maamulka Jubbaland, waxaana meesha ka marneen garabka dowladda iyo maamullada, kuwaas oo isla gartay in laga faa’ideysto kacdoonka shacabka.

Al-Shabaab ayaa looga adkaaday dagaallada socda kudhowaad muddo 2 bil ah ayagoona laga saaray deegaanno gaaraya 30 kuwaas oo ay kulahaayeen saldhigyadooda ugu waaweyn.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa warxasafeed dhowr mar ah ay soo saartay tirada guud ee dhimashada Ururka looga dilay dagaalka inay kabadan yihiim 200 oo dagaalyahanno ah.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.