image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Degmo 10 sanno ay maamulan Al-Shabaab oo uu muran ka dhashay Qoorqoor u magacabaay maamul

Muqdisho (Onkod Radio) — Markii ay soo ifbaxday in Wasaaradda Arrimaha gudaha Maamulka Galmudug in Degmadda Xarar Dheere ee Gobolka Mudug u magacaabay maamul Cusub ayaa waxaa soo ifbaxaya muran ku saabsan arintan.

RBC xog uu ka helayo habka maamulka Xarardheere loo magacabay ayaa sheegaya in beelaha qaar ee dega gobolka Galgaduud muran ay ka keeneen hanaanka awood qaybsiga.

Warar soo baxaya ayaa sheegay in beelaha qaar durbadiiba gaashaanka ku dhufteen wareegtada maamulka loogu magacabay degmada Xarar dheere halkaas oo wali gacanta ay uu jirto Al- Shabaab.

Odayaasha dhaqanka ee ka soo jeeda gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in aan lagu salayn maamulka Degmada Xarardheere habka ku dhisan awood qaybsiga , taasna ay keeni karto in beeluhu isku dhacaan.

Siyaasiinta qaar ayaa baraha bulshada saacadihii la soo dhaafay waxa ay – baraha Bulshada isku waydaarsanayeen in maamulka Galmudug uu ku fududaay magacaabista maamulka degmadaas oo gacanta ay ku hayaan Al- Shabaab.

Qaarkood ayaaba sheegaya in tani ay la micno tahay in maamulka Qoorqoor uu doonayo inuu kala dhantaalo kacdoonka beelaha ee ka socdo degaano ka mid ah gobolka galgaduud.

Arinta layaabka leh ayaa ah in Degmadda Xarardheere ay 10-sano ka badan ay maamulayaan Dagaalyahanadda Xarakadda Al-shabaab.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.