image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Booliska Maraykan oo xiray nin Soomaali ah oo loo haysto Dil

Mankato (Onkod Radio) — Ciidamada Booliiska Magaaladda Mankato ee dalka Mareykanka ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen oo ay xireen Maxamed Bashiir oo loo heysto dembi la xiriira toogasho ka dhacday magaaladda Mankato ee gobolka Minnesota.

Bashiir Maxamed, oo 30 jir ah, ayaa la xiray, waxaana lagu xiray xabsiga degmada Blue Earth. Weli faah faahin  dheerad ah maamulka booliisku kama ayna soo saarin xariga Bashiir, sida meesha laga qabtay iyo sida loo qabtay.

Maxamed Bashiir ayaa lagu eedaynayaa in uu toogtay nin ay is yaqaanaan oo ay guri wada joogeen dembiga toogashadda ee loo xiray Maxamed Bashiir ayaa dhacay maalintii Jimcaha 9-ka subaxnnimo ka hor ninka uu toogtay Maxamed ayaa Isbitaalka loola cararay, isaga oo ay booliisku sheegeen in uu yahay dhaawac halis ah.

Dhawaan sidoo kale waxaa gudaha magaalooyin kamid ah dalka mareykanka dil loogu geystay laba rag Soomaali ah, iyada oo dilkaas ay Booliska u xireen Haweeneey iyo Nin u dhashay dalka Mareykanka.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.