image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Guinea: Eedeysanayaal loo haysto dil iyo kufsi 13 sanno ka hor ahaa

Guinea (Onkod Radio) — Waddanka Guinea ee dhaca Galbeedka Qaaradda Afrika waxaa dib loo furayaa Gal dacweedka kiis 2009-kii ka dhacay Garoon lagu ciyaaro Kubbadda Cagta oo lagu dilay ugu yaraan 157 ruux halka lagu kufsaday in ka badan 100 Haween ah.

Qaramada Midoobay ayaa warbixin ay soosaartay waxa ay hay’adaha garsoorka ku cadaadisay in ay u istaagaan sidii ay caddaalad u heli lahaayeen ehelka dadka la dhibaateeyay oo 13 sanno kaddib ku nool cabsi & welwel.

Wasiirka Caddaaladda Guinea Charles Alphonse Wright ayaa sheegay in dib loo furayo kiis dacweedka Xasuuqa ah ee ka dhacay Dalkaas 28-kii September 2009 kii, waxa uu sheegay in uu booqan doonno goobta taariikhiga ah ee xusuusta murugada leh reebtay.

Dad badan oo looga shakisan yahay ayaa qaarkood u baxsaday waddamada deriska ah si aanay loola xisaabtamin inkasta oo qayb kamid ah tuhunsanayaasha ay ku nool waddanka mana jirto cid u daba-kacday kiiskaan.

Fatima Bara oo kamid ah dadka ehelkooda dhibaatada loo geystay ayaa sheegay in ay u baahan tahay maalin uun in ay caddaalad hesho iyada oo goobjoog ahna looga cad-gooyo dadkii dilay ehelkooda.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.