image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Deg Deg: dagaal u dhaxeeya dadka deegaanka iyo Al-Shabaab oo ka socda Cada Kibir

Muqdisho (Onkod Radio) — Dagaal u dhaxeeya dadka deegaanka oo kaashanaya Ciidanka Dowladda iyo Ururka Al-Shabaab ayaa hadda ka socda deegaanka Cada Kibir oo khiyaas ahaan 70 km dhanka bari kaga beegan degmada Cadaado gobolka Galgaduud.

Dadka deegaanka ayaa inta badan is abaabulay ayagoona toos dagaal la gala Ururka Al-Shabaab.

Deegaannada gobolka Hiiraan ayaa sidoo kalena uu ka jiraa guluf ciidan oo xooggan kaasoo iska kaashanaya Macawisley iyo Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya kuwa maamul goboleedka HirShabeelle.

Al-Shabaab ayaa sii laba jibaaray weerarada lagu beegsanayo dadka deegaanka sida ceelasha biyaha iyo xarumaha isgaarsiinta qaar.

Wixii kusoo kordha iyo wararkii ugu danbeeyay halkan kala soco.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.