image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Saddex Qarax oo ka dhacday Afgooye

Afgooye (Onkod Radio) — Saddex qarax ayaa maanta duleedka degmada Afgooye ee Shabeellaha hoose lagu eegtay ciidanka ka tirsan kuwa Burunti ee qaybta ka ah howlgalka ATMIS.

Qaraxyada ayaa la xaqiijiyay in lagula eegtay Ciidankaas inta u dhexeeyse Degmada Afgooye iyo degaanka Cabdow Dibile ee hoostaga Degmada Afgooye.

Dad ku sugan Degmada Afgooye ayaa sheegay in mid ka mid ah qaraxyada uu qabsaday – gaari ka mid ah kuwa ciidanka ATMIS ay la socdeen.

Lama xaqiijin qasaaraha ka dhashay weerarada is xig xiga ee ciidanka ATMIS maanta oo Arbaca ah lagula eegtay duleedka degmada Afgooye ee Shabeellaha hoose.

Saraakiisha ciidanka ATMIS wax war ah ma aysan ka soo saarin qaraxyada ciidankooda maanta lagula eegtay duleedka Afgooye.

Saacadihii la soo dhaafay duleedyada degmada Afgooye waxa ka dhacay weerar kala duwan oo ay ku lug lahaayeen kooxda Al- Shabaab.

Meelaha saacadihii la soo dhaafay ay wax ka dhaceen waxaa ka mid ah deegaanka Doonka , halkaas oo ay isku fara saareen ciidanka Dowladda iyo kooxda Al- Shabaab.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.