image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Inta uu la eg-yahay khasaaraha dagaal ka dhacay deegaano ka tirsan Xeraale.

Muqdisho (Onkod Radio) — Wararka Onkod uu ka helayo deegaano ka mid ah Degmada Xaraalle ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in halkaas maanta uu ka dhacay dagaal u dhaxeeya laba maleeshiyo beeleed.

Dagaalka xoogiisa ayaa ka dhacay maant meel lagu magacaabo Laanqaylo oo u dhaxaysa Degmada xeraale iyo Deegaanka Ceelasha Biyaha ee Degmada Balanballe ee gobolka Galgaduud.

Inta loo xaqiijiyay Onkod seddax qof oo labada dhinac ah ayaa ku geeritootay halka tiro intaas ka badana ay ku dhaawacmeen kuwaas oo dhaawacyooda loo soo kala qaaday degmooyinka Xaraale iyo Balanbale.

Dagaalkan ayaa u dhaxeeyaa laba maleeshiyo beelood oo ka soo kala jeeda Xeraale iyo Ceelasha oo ka wada tirsan maamulka Galmudug, kuwaas oo colaadooda wax xal ah laga gaarin ilaa iyo hadda.

Odayaasha dhaqanka labada degaan ayaa wada- dadaalo ay ku doonayaan in ay xal ay kaga gaaraan xiisadaha soo laab- laabtay ee ka jira degaanada ku dhaw dhaw degmooyinka Balanbale iyo Xeraalle ee gobolka Mudug.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.